(Sawirro) Madaxweyne Deni oo kormeeray Xarumo & Suuqyo ku yaalla Boosaaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarumaha Dowladda ee magaalada Boosaaso. Kormeerka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaayey Maamulka Gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, Masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada iyo masuuliyiin kale. Duqa Degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka warbixiyey kormeerka Madaxweynuhu uu maanta ku tegey xarumaha Dowladda … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Deni oo kormeeray Xarumo & Suuqyo ku yaalla Boosaaso